Halkee buu ka Yimi Ciise ?

Qur’anku wuxuu ku sheegaya Ciise (Ciise –Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee)  sidatan ‘Almasiix’.  Tani Maxay la macno tahay?  Halkeebuu ka yimi? Maxay dadka kiristaanku ugu yeedhaan  Karaaysti. Masiix ma waxa uu la macno yahay  sida Karaaysti oo kale mise waa wax is burinaya ama la qalday? Sabuurada ayaa inooga jawaabaysa su,aalahan Muhiimka ah. Si kasta ha ahaatee,si aad u fahanto qodabadan waxaad u baahan tahay marka hore in aad akhrido ‘sidee baa Baabaylka loo turjumay?’  sida xogtan loogu isticmaalayo halkan.

Bilawgii Karaaysti’ 

Jaantuskan hoose waxaan raacay qaabka turjumaada sida ay sharaxday ee ah sida Baayblka loo turjumay? Laakiinse waxaan khaas ahaan  awooda saaray kalmada ‘Karaaysti’ee la isticmaalayo waayadan danbe injiilka ama axdiga cusub

‘ Ka La Doortay’= ‘ Masiix’= ‘ Kristos’
Kitaabka= Kitaabka Quduuska luuqada casriga ee manta.

Turjumaad magaca ‘Masiix’ waxa uu ka muuqda Cibraaniyadda iyo luqaadah cusub ee hada lagu turjumay.

Waxad arki kartaa  bilawgii luuqada Yuhuuda ee Sabuuradda in kalmadu ahayd Mashiyach’ kaas oo tilmaamaha luuqada qeexayo in uu yahay kii lasii saadaaliyay ama quduuska ahaa. Qaybo ka mida sabuuradda ayaa ka hadashay masiixa kali ah Laakiinse luuqada ingiriisa ee hadda (ama luuqadaha kale)  Kiristoos hadana waxaa loo sii turjumay in Giriiga laga soo miinguuriyo laguna turjumo ingiriisi (iyo luuqadaha kale casriga ah) sida Karaaysti  waa sida qaybta hoose lagu xusay #3 .sidaas oo ay tahay luuqada ingiriisiga karaaysti waxay leedahay cinwaanka lagu xusay dhanka sabuurada kaaso laga soo qaatay turjumid ahaan luuqada Yuhuuda lana keenay luuqada Giriiga hadana waxaa loo soo guuriyay. Sabuurada  waxaa si toosa loogu turjumay luuqadaha kale casriga si loo sii badiyo ‘Mashiych’ micnaheeda

Markaa Halkee ka yimi Masiixa Qur’anka?

Waxaan aragnay sida Karaaysti= Masiixa= kii la doortay kuwaas oo isku mid aad uga arki karto qaybo kala duwn oo kitaabka Baabaylka  laakiinse  sidee ayaa  Ciise ula xidhiidha Qur’anka? Si aan uga jawaabno su, Sawirkan hoose wuxuu sii balaadhinayaa qaabka uu ugu jiro Qur’anka kaas oo la turjumay afka Yuhuud iyo Giriiga ee Baabaylka .waxaad arki kartaa in aan ukala  qaybiyay afar oo kala ah #1 qaybta koowad laba qaybood .qaybta koowaad waxay la macno tahay sida loo qeexay asalkii hore Mashiyach ee afka Yuhuuda u sharaxayso. Jaantuskan hoosena wuxuu balaadhinayaa qaabka oo uu kujiro Qur’anku kaas oo la qorey ka dib qoraalka yuhuuda ka dib iyo Giriiga ka dib turjumaadiisa ee kitaabka Baabaylkawaxad arki kartaa in kalmada ‘mashiyach in loo turjumay (i.e si la macno ah) Qur’anka sida Masiix. Intaa ka dib markii dadka ku hadla Carabiga waxay u badaleen kalmada sida ingiriisiga hadana waxay dib ugu turjumeen sida ay tahay Masiih

Habka Turjumadu  waxay ina tusaysaa  kii la doortay =Masih=Messiah=karaaysti

Markaaan eegno asalka ogaanshaha waxaynu arki karnaa in ay dhamaan isku mid yihiin cinwaanka iyo dhamaan macnahooda oo idil sida tirade 4= Afar (four ingliish) =Kuwaatar(faransiis) 6-2 = 2+2.

Ciise waxaa la rajaynayay qarnigii koowaad

Marka loo eego ogaanshahan,bal aan samayno indho indhayn dhanka Kitaabka (Injiil) halkn hoose waxaa ah sida Boqor Herod uga falceliyay  markii nimankii xikmada ee ka yimi dhanka Bari ay u yimaadaan si ay u eegaan boqorka Yuhuuda ,qaybta ugu caaansan ee dhalahsada sayid ciise Masaxiix(NNKH) la ogaysiisay  , bilawgii Ciise, in kastoo si gaara ayna u khaysayn Ciise (NNKH).

Goortuu boqor Herodos waxan maqlay, ayuu welwelay, isaga iyo reer Yeruusaalem oo dhan. Oo intuu isu ururiyey wadaaddadii sare iyo culimmadii dadka oo dhan, ayuu weyddiiyey meeshii Masiixu ku dhalan lahaa. (Matayos 2:3-4)

Waxaad arki kartaa fikrada ah in Ciise mar horeba si mujtamaca loo aqbalay sida Herod iyo la taliyayaashiisii dhanka diinta xataa ka hor inta aanu ciise dhalan(NNKH)  waxaana loo isticmaalay halkan isagoon isaga si gaara loogu xidhiiidhinayn maxa yeelay ,sida aan kor ku xusnay ciise wuxuu ka yimid Sabuurada(psalms) taas oo la qorey boqolaal sano ka hor axdigii Nabi Dauud (NNKH) waxaana si guud uwada akhriyeen yuhuuda qarnigii 1aad sida (boqor Herod)  ee Giriiga, Ciise wuxuu (uuna hada yahay) cinwaan,maaha magac waxaana halkan ku burinaynaa  fikradaha khaldan ee laga aaminsan yahay in kelmada KARAAYSTI tahay wax dadka kirstaanku sameeyay ay tahay sida boqortooyadii Roomaanka KONISTANTIIN  300 dhimashii ciise ka ee ay baahisay filmka sida Da Vinci Code. Cinwaankaasina wuu jirey boqolaal sano ka hor kirisaanka ama  boqortooyadii konistantiin iman xukunka..

Sida loogu sii sheegay Karaaysti’ Sabuurada 

Aan eegno sida ay u dhacday sii sheegista karaaysti sabuurada (psalms) kaas oo uu qorey Nabi Daauud (NNKH)  1000 sano ka hor Ciise aadna uga sii fog dhalahshada Ciise (NNKH) dhexdeeda

2 Boqorrada dhulku col bay u taagan yihiin, Taliyayaashuna waxay u wada tashadaan Rabbiga iyo Masiixiisa, iyagoo leh, Silsiladahooda aan gooyno Oo xadhkahoodana aan iska fogayno. Kan samada fadhiyaa wuu qosli doonaa, Oo Sayidku iyaga wuu ku majaajiloon doonaa.….”. (Sabuurada 2:2-4)

Sabuurada 2 Psalm 2 of Zabur  ayaa u akhrinaysa sidan (waxaan u dhigaynaa sida loo turjumay kirstos waxaad arki kartaa  Karaaysti cinwaanka sida loo

Hadda waxaad arki kartaa  Karaaysti sida akhristaha qarnigii koowaad u haystay .iyo turjumada danbe in ay wali isku macno:

Boqoradda aduunku waxay awood ayeey dhulka ku haystan… Waxayna ka diideen amarada Rabbiga iyo Ciise Masiix… Ilaaha samada fadhiya aad ayuu ula yaaba;  Ilaahay wuu burburiya boqoradda isku daya inay kibran…. Waxanu leyahay , “ Waxan dejiyeey boqorka  meesha Zion, buurta barakeysan… (Sabuurarda 2).

Laakiinse  Zabur (Psalms) ayaa sii iftiiminaysa in ay tani imanyso mar walba Karaaysi ama Masiii waxaan is dhinac dhigay sidii looga turjumay mid sida Karaaysi iyo mid sida Masiixa markaa waad arki kartaa halkan

Sabuurada  132- ee cibraaniyada Sabuurada  132 – ee Septuagint  Sabuurada 132 lagu turjumay afka carabiga
Yaa Allah adoonkaagii Daa’uud dartii ha diidin ka la doortay,Alleh waa u dhaartay Daauud  dhaar la hubo taas oo burayn mid ka mid ah qoyskaaga ayaa ku dhaxli doona halkan waxaan ka yeeli doona una samayn doona iftiin kaas oo ah kii la doortay’’ Yaa Allah adoonkaagii Daa’uud dartii ha diidin ka la doortay,Alleh waa u dhaartay Daauud  dhaar la hubo taas oo burayn mid ka mid ah qoyskaaga ayaa ku dhaxli doona halkan waxaan ka yeeli doona una samayn doona iftiin kaas oo ah karaaysti ’’ Yaa Allah adoonkaagii Daa’uud dartii ha diidin ka la doortay,Alleh waa u dhaartay Daauud  dhaar la hubo taas oo burayn mid ka mid ah qoyskaaga ayaa ku dhaxli doona halkan waxaan ka yeeli doona una samayn doona iftiin kaas oo ah Masiix’’

Waxaad arki kartaa in sabuurada 132 in ay ay ka hadlayso mustaqbalka waxaa dhacaya sida sadaro badan oo kusaabsan  Tawraad iyo sabuurada.waa muhiim in la xasuusnaado  marka aad qiimaynayso sii saadaalinta . way cadahay in  sabuurada sii muujinayso ama sheegayso saadaalin  xataa iyadoo la eegayn kitaabka injiilka .Herod wuu ka war hayay in Nabiyadii axdigii hore ay sii sameeyaeen saadaalin qofka imanaya ‘Karaaysti” taas oo sabab u ah sida uu diyaar u ahaa magacaabistiisu.waxaa kaliya oo u baahnaa in la taliyaaashiisu u sharaxaan goorta ay tahay soo bixitaankiisu maxaa yeelay sabuurada si fiican uma aqoon , yuhuudu way ogaayeen in ay sugayaan Masiix ama (Karaaysi)  sida xaqiiqdu tahayna iyagoo og ay isdiidsiiyeen wixii subaarada iyo kitaabadii hore sii sheegen

Saadaalintii Tawraad iyo Sabuurada

Xaqiiqda Tawraad iyo sabuurada ee ay sii daadaaliyeen mustaqbalka  in ay la mid tahay albaab qufulan oo kale ,qufulka waxa loo sameeyay qaab ah in fure gaar ah oo kali ah furi karo.sidaas oo kalena axdigii hore waa sida qufulkaas oo kale .waxaan ku aragnay mar hore qoraalada in waaq dhicii waynaa ee Ibraahim(NNKH) iyo sidii loogu sii gudbiyay Musa(NNKH) iyo wiilka ka dhalan doona gabadha bikrada ah..